GABADH REER OGADENYA AH OO SALAAMAYSA CWXO.
marka hore salaan baan hawada umarinhayaa
dhamaan umada reer ogadeniya
waxaan sigaarah usalaamayaa shaqaalaha Hanqadh
salaan kabacda
fadalan iga gaadhsiiya erayadan halgamayaasha qalabka sida
hanadadii dalkoow daruur aan hadhsaniyo.
dayrka dhaxanta celiya jwxooy.
kuwa wayaanaha naga difaaceen mada xooda ku daaqnoow.
kuwa aan dugsanee qalbigu ku diirsadee indhuhu ku doogsadaan.
difaacayaashii dalkoow daa in baa idinlajiroo.
dusha calanka waydun sudhi daliil weeye aan danbi igaaraacayne.
haka dabcinina wayaanah wuu dareerayaaye dabka saara walaalyaal.
dhiigooda daataan nafta ku dabiibaaye......
fadlan iga gaadhsiyaa
Hanqadh