ogaden flagogadenogadenogaden

Sun 23/12/07 8:36 PM

BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Karinka oo katirsan Godey oo lagu Afduubay Sirdoon Tigree ah.


Wararka naga soo gaadhaya Magaalo madaxda Ogaadeenya ee Godey ayaa waxa uu sheegayaa in 6 dii bishan ay jabhaddu sirdoon Tigree ah ku Afduubtay Karinka oo udhexeeya Gogdey iyo Qalaafe.

Ninkan sirdoonka ah ayaa waxa uu ahaa nin ay dadka reer Godey wada yaqaanaan oo isku madlaha ganacsi uu kuleeyahay magaalada godey,shaqadiisu sirdoona inta badan waxa ay ku koobnayd magaalooyinka Godey iyo Qalaafo,oo ganacsigiisu ubadan yahay.

Ninakan ayaa ganacsigiisa waxaa si toos ah umeel marin jiray ciidamada Tigreega, Addis Ababa ilaa iyo Godey taasoo kadhigtay ninka ugu lacagta badan magaalada Godey.
Hadaba markii ay jabhaddu latagtay ninkaas ayay ciidankii Tigreegu waxay dadkii nawaaxiga Karinka daganaa ugaysatay xagudub xoogleh oo qaar badan ay kula tageen gawaadhi una sii qaadeen xabsiga magaalada Godey,halka qaarna ay aad ugu jidh dishay.

 

Hanqadh

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali