BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bare Hiiraale Oo Laquusiyay Iyo Markii ugu Horeeyseey Ee Ay Shacabka Jubooyinku Sida Wadajira u Dagaal Galaan.

Waxa jiri jirtay in marwalba ciidan soo duulay uu qabsado Kismaayo oo ayna si xoog badan uga hortagin shacabka deegaanka iyagoo isku khilaafi jiray dagaalka ayna keeni jirtay ineey u gacan galaan gacanshisheeya oo naxariis dara ah laakiin magaca dhiiga Somaliyed la wadaaga taasi maanta weey soo afjarmatay cid danbe oo kusoo hagaagi doontaana majiri doonto, arinkuna waa ku quusqaado dhirbaaxada cali ku taal.

Hadaba hadaan u so noqono faahfaahinta dagaalkii oo dhamaaday hadda dagaalkan oo dheeraa ee kasocday jubooyinka ayaa dagaal kii oogu danbeeyayna wuxuu dhamaaday habeen hore fiidkii.

Kadib markii uu dagaalku kadhamaaday kismaayo waxaa la isla soo aaday dhinaca afmadow wuxuuna dagaalkii oogu horeeyay kadhacay Janaay Cabdale oo ciidan lasii geeyay ubadan maleeshiyadii deegaanka ee hore uu habeen hore oo dhan ayuu dagaalkaasi socday wuuna soo dhaafay markii danbe gurmadkii Afmadow kabaxay ayaa Sooyaa kaga hortagay waxaana halkaas lagaga qabsaday 1 baabuur halkaaana waxaa kudhaawacmay Bare sida ay sheegeen maxaabiista laga hayo wuu soo dhaafay wuxuuna dagaalkii kale kadhacay Caglibaax oo ay joogeen wiilal maleeshiya ah halkaana waxay kudileen laba wiil oo reer afmadow ah waxaana lagu kala maga caabi jiray xuseen iyo c/fataax wuu dhaafay qooqaani agteeda ayaa hadana lagu arbushay wuxuu usoo laabtay dhinaca Xayo dagaal adag ayaa halkaas kadhacay oo waxay is heleen ciidan afmadow kabaxay oo aan bad nayn dagaalkaas ragii loogu talagalay oon gaadhin ayuu dhaafay waxaa dagaalkaas galay oo kali ah 13 wiil oo ree afmadow ah halkaana waxaa kudhintay alle ha uraxmee nin lagu maga caabijiray shiine.

Si kastaba ha ahaatee waxaa ku baxay meel loo filayay oo wadada uu hayo ay kagoyso wadada kale ee Diif oo lagu maga caabo JAMAR Ciidan waxaana shalay oo dhan lagu jiray jidkaas ilaahay amarkii wuu garab maray jidkii loo malaynayay oo wuxuu kadhala dhacay qolo joogtay meel lagu maga caabo JIRMO oo ubadnaa ciidan beeleed woxoogaa wadaado ah na ay lasocdeen halkaas waxaa kadhacay dagaalkii oogu danbeeyay oo khasaaro badana loogaystay ciidankii Bare waxaa laga qabsaday 2 baabuur oo mid dhashiike saaran yahay 2 qori oo badhi duleel ah iyo qoryo yaryar waxaa ladilay 10 nin waxaana nolasha lagu qabtay 3 dhaawac ah nin horana waxaa lagu qabtay Sooyaa nimankan dhaawaca ah waxay sheegeen in uu bare kudhaawacmay Janay Cabdale dagaalkan oogu danbeeyayna wuxuu kubaxsaday si xil leh aadna baabuurkii uu saaraa waa loo dabsaaray
sikastaba ha ahaatee Bare Hiiraale haduu noolaado kismaayo waa laga quusiyay waana maalinta kaliye ah ee uu israaco dadka Absame ee jubooyinka inta taariikhda la ogyahay gabadhii adhi lajoogta ee uumaraba way tuuraysay taana waxay tusaysaa in uusan dhulkan lahayn.
saas ayuuna dagaalku kudhamaaday .

 

Hanqadh

Afmadow

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali