BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mahad Hangal oo maalmahan dad badan ku xidhxidhay Dhagaxbuur oo ay isagii jeelka dhigeen ciidamada Tigreegu lana la`ayahay.

Ninkan oo lagu magacaabo Mahad Hangal oo ku magacownaa jagada afhayeenka barlamaanka degmada Dhagaxbuur oo mar qudha uun isu badalay inuu jeelka dadka ku uruuriyo oo ahaa jaajuuska hada dadku ka fadhiyi la`aayeen ayeey darraad ciidmada Tigreegu kasoo xidheen gurigiisi ayanu dhigeen jeelka ciidmada oo aan la ogayn hada wuxuu ku suganayahay.

Dadka uu xidhxidhay ayaa waxeey u badnaayeen haween iyo ganacsato magaalada ka xamaasha oo uu si bilaa naxariisa ugu guray jeelasha cadowga.

Sida lagu yaqaan ciidamada Tigreega ayaa markeey kushaqaystaan damiir laawayaasha quudka ka dhigtay dhiiga dadkooda aakhirkana iyagana si xun u dila laakiin kuma quusqaataan jaajuusiinta u shaqeeya cadowga.

Dadkii uu xidhxidhay ayaa waxa u danbeeyeey Maxamed Cumar Shifoow oo ganacsada magaalada laga yaqaan ah oo aan ku shaqa lahayn wax siyaasadaba.

Jaajuuskan oo hada ku xidhan xerada Kifladoorka ayaan la garayn wuxuu ku danbayn iyadoo sida muuqata uu xaqa dadku ka dul dilaacay isagoo nool oo ifka lagu cadaabay aakhirana u danbayso.

 

HANQADH

Dhagaxbuur

 

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali