|

Baraaruga Dadka Degaanka Jubooyinka.

Khilaafaadka iyo iska horimaadka gobolada Jubbooyinka waa mid balaaran oo isku dhafan had iyo jeerna soo noqnoqda. Waxaa ka qeybqaata dagaaladan, kooxo kala gadisan oo ujeedooyin iyo aragtiyo kala duwan leh (sii akhri)08.09.2010
Muqaalka Gumeysi kalkaalayaasha.
Fadlan soo gudbi muuqaalada iyo sawirada gumeysi kalkaalka si loogu keydiyo beri markii dalka la xoreeyo dadkana looga takooro. 08.09.2010
Ururuka dhalinyarada waqooyiga America OYN of North America oo soo dhaweeyay Midaynta dhalinyarada Ogadenia. 
Ururka dhalinyarada Ogaden Youth Network oo kasoo shaqaynayay Waqooyiga America kana soo qabtay hawlo kala duwan oo Muhiim aha Ayaa waxaa La’ aas aasay July/ 2005. Isagoo kajira meelo kala duwan oo kamid aha Waqooyiga America. (sii akhri)05.09.2010
ONLF---> Towradeeda Indhahaaga Ku daawo.
Ninkii isku daya inuu isu dhigo towradan waa sida nin xunbo cuskaday. 04.09.201010
Gudiga Wacyigelinta Jubooyinka oo La aas aasay.

Sida aad ogtihiin gobolladan jubba ee kofurta somaliya,waxaa ay ka mid yihiin gobollada ugu khayraadka badan dalka soomaliya,taasoo horseed u noqotay in ay xasilooni waayan dadka ku nool deegaanka jubbooytinka. (sii akhri)03.09.2010
Caalimka Bariga Afrika shariif cabdinuur & Dukaanleyda islii Koodee xaga Diinta cilmi Badan?
Dukaanleydii islii Shakuul ,shibile & Ummal dhagaysta Jihaadka ay xagal daacinayaan in uu yahay difaaca islaamka. 02.09.2010
Ummal,shibile,ibraahim dheere & Shakuul oo Afkooda iyo gacantooda isku daldalay.
 
Waxay ahaayeen culumo la qadariyo ixtiraam aad u sareeyana loo hayo iyadoo loo haystay inay culumo islaam yihiin cilmi iyo aqoona ilaahay siiyay ilaa ay nimankii diinta lagu tuhmi jiray ee meel walba dastuurka cilmaaniga waa gaalnimo ku hayn jiray la arkay iyakii oo leh(sii akhri)31.08.2010
Ciyaal Qaxootigii oo Saf u Galay canjeerada Tadhase.

Ciyaal qaxootigii soomaaliya oo canjeerada tadhase saf ugu jira arintan ayaa timid kadib markii itoobiya u caal wayday jabhada wadaniga xoreynta ogaadeenya dadkii dalka lahaana dagaal dalxoreyn bilaabeen.(sii akhri)31.08.2010
O.Y.S.U. Norway oo Kulan Isugu yimid.

Waxaa Maalintii Shalay oo taarikhdu ahayd 28/08/2010 lagu qabtay shir si heer sare ah loo soo agaasimay magaalda xarunta u ah wadanka Norway (siiakhri)30.08.2010
Dabaaldegii 26 Guurada O.n.l.f. ee Jaaliyada Canada.
Soomaalida ogaadeenya oo aad ugu dabaal degtay 26 guurada onlf.
Statement Condemning AlShabaab’s Suicide Attack on Muna Hotel and Assault
against Somali Civilians

African Rights Monitor‐ARM condemns in the strongest possible terms the suicide attacks on Muna Hotel in Mogadishu and brutal assault against Somali civilians by the Al‐Shabaab militant forces (siiakhri) 27.08.2010
Baaq Ku Aaadan Jaaliyadaha oo Ay Soo Saareen Odey dhaqameedyada jaaliyada seattle.
 
Anagoo ku hadlayna magaca odayaasha dhaqanka ee jaaliyada S. Ogaadeenya ee Seattle waxaan halkan baaq uga jeedinaynaa dhamaan jaaliyaha ogaadenya ee qurbaha gaar ahaan N.america(sii akhri)27.08.2010
Ummal & Shibile oo Isku Dayay Diinta In ay luqunjibaadhaan.

Akhristaha sharafta lehoow waxaa igu xambaaray in aan qormadan ka qoro ummal iyo shibile oona waligey oo dambe ugu yeeri doonin culumo ilaa ay ka towbadkeenaan sida khaldan ee ay dadka ogaadeenya iyo diinta islaamka ugu xadgudbeen darteed (sii akhri)27.08.2010
Tuugadii Maanta Tubta Qaadee Wayaane u Tagay Maxay Naga Tari Waa La Toogane.

Sawirkan kore waa wiilashii gumeysiga lugahooda ku doontay oo ka xun kaamarada tadhase sidii gabdhihii modelka ahaa intuu qol kusoo xirtay maalin walba ka qaadayo iyaka oo aan raali ka ahayn(sii akhri)24.08.2010
Tacsi:Ururka dhalinyarada & Ardada Ogadenya norway.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya ee Norway Wuxuu halkan tacsi tiraanyo leh u dirayaa Ehelkii , Qaraabadii iyo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya ee Finland. Geerida naxdinta leh ee ku timid Walaalkeen Marxuum Bare Ali Taalin oo ku geeriyooday Wadanka Finland Taarikhadu Markay Ahayd 21.08.2010 . Anagoo ah OYSU , Norway Waxan Ilaahay uga baryeynaa inuu Alle janadii fardowso ka waraabiyo ehelkii , Qaraabadii iyo Ururkii OYSU finland ee uu ka geeriyooday Samir iyo Iimaan Alle ka siiyo Aaaamin Aaaaamin Aaamin OYSU, Norway
Akhriste: Waa noocee Dabaqoodhiga Dibadu?

Waxa suurto gal ah in dad badan oo shacabka Ogadeniya ka mid ah aaney aqoon hoose u lahayn dabaqoodhiga(sii akhri)22.08.2010
Ishu Waa Markhati: Madaalayaasha Jubooyinka.

Madaalayaasha jubooyinka waa wiilal/gabdho ka seexan waayay silaca,dhulboobka, qaybsanaanta,hogaamin xumida,calooshiis u shaqaystenimada siyaasiyiinta jubooyinka iyo dhibka dadka iyo dalka(sii akhri)22.08.2010
Bal raga Halgankooda lagu fataalayo fiiriya mabda,ooda iyo waxay u dhimanayaan.
onlf ilaahay ha ku guuleeyo aamiin.. aamiin.
Sheekh Ummal, sheekh xasaan & alshabab oo heshiiska itoobiya kooxaha la galay ku tilmaamay in gaalnimo tahay kana towbad keenan sida laga soo xigtay aljazeera.net

Qoraalkan oo laga soo xigtay al-jazeera.net kuna qoran luqada carabiga ayaa wuxuu sheegayaa in heshiiska itoobiya la sheegay in kooxihii uwslf la galeen iyo cid walba oo taageerta ay gaalnimo qarka u saaran yihiin laguna dhihi karo waa sida ay hadalka u dhigeene(sii akhri)17.08.2010
Janadii ibraahim dheere & ganacsade shakuul Baneeyeen oo dhaxlideedii wiilasha r&b ga saf ugu jiraan.
   
Bilo kama soo wareegin markii ibraahim dheere iyo shakuul iyo saaxiibadood ay faarujiyeen xeradii iyo safkii islaamka iyakoo boorsada u xidhxidhay si ay u raali galiyaan dhiigyacab meles(sii akhri) 17.08.2010
Warqad: aan ka helay nin ku hadlay magaca dhagoolayaasha ogaadeenya.

anigoo kuhadlaya magacayga iyo magaca dhagoolayaasha ogadeniya waxan canbaraynhayaa cidkasta oo isu dhiibtay gumaysiga itoobiya sidookale waxan canbarayn haya gardarada ay itoobiya kuhaysato dhulka, ogadenia waxan oogu baqaya itoobiya inay sida oogu dhakhsiinyaha badan ooga qaadato ciidamadeeda ogadenia(sii akhri) 16.08.2010
Xasuus Qorkii Jubooyinka ee Barkhadle.

14 April 2010 ayaa ii suurta gashay inaan u safro Soomaaliya, gaar ahaan Jubooyinka, oo aan muddo dhowr iyo toban sano ah aan ka maqnaa.(sii akhri)16.08.2010
Jaaliyada yugandha oo 26 guurada jwxo u dabal degtay.
  
Maanta oo ah maalinimo axad ah taariikhduna tahay 15/08/2010 waxaa caasimada wadanka Ugandha ee kampala lagu qabtay xuska sanadguurada ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay halganka xaqa ah ee ay jwxo hogaaminayso oo ku beegan 15/08/1984 kii . (sii akhri) 16.08.2010
Ururka Dhalinyarada Ogaadeenya ee Kenya oo Kulmay.

Shir si aad u sareysa loo soo agaasimay oo dhalinta soomaalida ogaadeenya isugu yimaadeen laguna ansixiyay goaanadii ururada dhalinta ogaadeenya ee aduunka ee ka dhacay denmark(sii akhri)15.08.2010
Ogaden Youth Network of North America Statement of “Peace Agreement”

The Ogaden Youth Network of North America entirely denounces the fictitious “peace deal” between the Ethiopian regime and former Al-Itihaad Al-Islaami leader and U.S. exile Ibrahim Dheree.(sii akhri)14.08.2010
Bayaan Ka Soo Baxay Golaha Guurtida Jubbaland

Ka jawaabid qoraalo aflagaado ah oo lagu daabacay websiteyada kala ah www.jubbalanddf.org & www.jubbalandpost.com (sii akhri) 14.08.2010
Meles: oo soomaalida ogaadeenya kala qaad qaadkooda dan mooday markii uu fashilmay.
Hadalkaas cinwaanka ah ee murugada iyo walwalka ka muuqdo waxaa ku hadaaqay meles senawi isagoo isla shirkaas jaraaid ku aflagaadeeyay calooshood u shaqaystayaashii magaca culumada ku qaraaban jiray(sii akhri)14.08.2010
Melez zenawi oo ciyaal qaxootigii isu soo dhiibay ku jees jeesay isagoo yiri way ka tanaasuleen diintii iyo soomaalinimadiiba.

Ciyaalkii indhaha la,aa ee dalka iyo dadkaba inay cadowga ka iibiyaan goaansaday oo ilaahay meel walba ku ceebaynayo maantana kii ay halgankooda ka raaceen ayaa caynaya.(sii akhri)13.08.2010
Mudaaharaad looga soo horjeedo tabcanayaasha woyaanaha ee inay wax siraan isku dayaya.
Soomaalida ogaadeeya ee sandiyeego oon u kala harin mudaaharaadka damiirlaawayaasha dal iibsi doonka ah. 13.08.2010 daawo kor.
Somalitalk oo soo bandhigtay qoraalo dhaxal gal ah oo kooxaha is dhiibay ka hadlaya.

"Annagu waxaan rabnaa SHACAB Soomaaliyeed, oo meelahan xawaaladaha aan u furno, meelahaas hadday rabaan guryo ka dhista Addis Ababa, oo baasaboor kanaga qaata, oo ganacsigooda meelahaas la socda(sii akhri)12.08.2010
Sawirka Todobaadka Shabakada Hanqadh.

Madaxa Radiyo Ogaal Xasan Karate oo Wareystay Gud. Xigaanka Golaha Qurbajoogta Jubooyinka.

Madaxa Idaacada aadka looga dhageysto waqooyiga ameerika iyo aduunka ee radiyo ogaal xasan karate oo waraysatay gudoomiye ku xigeenka golaha qurbajoogta jubooyinka marwo shamso cabdi yuusuf. (sii akhri)10.08.2010
Amnesti Press oo Shirki Sweden Wax ka Qoray.

Waligay itoobiyaan isuma aqoonsan ayay jariidadu kasoo xigatay muwaadin soomalida ogaadeenya ah oo ka qaybgalay shirkii jaaliyadaha ee ka dhacay sweden(sii akhri)08.08.2010
Ururka Haweenka Jubbaland oo la Sameeyay.

Sida ay shabakada hanqadh kasoo xigatay warsidaha golaha qurbajoogta jubooyinka ee www.jubbalanddf.net waxaa maanta lagu dhawaaqay ururka haweenka jubbaland(sii akhri)08.08.2010
Shirweynihii 1aad ee Golaha Qurbajoogta Jubooyinka ee ka dhacay U.K.
Indhahaaga ayaa kuu macalin ah sida shirka u dhacay. 07.08.2010
Dhubuq Dhubuqda Hore Dhamana Hays dambey leedahay.
 
Sidii calibaysteenkii ayay kolba waxay isku qaadeen meel aan munaasib ahayn,waxay isugu yeereen magacyo badan oo ayna astaahilin beena ahaa sida mujaahid,soomaali galbeed, wadani i.w.m.(sii akhri)07.08.2010
Lakala Miiranyee alloow Meles Ha i raacin.

Oraahda cinwaankan waxaa yiri muwaadin soomaalida ogaadeenya markii uu ka yaabay sida dadka inta liidata ay gunimo u dalbanayaan cadowgoodana u raacayaan(sii akhri)04.08.2010
Shirkii Jaaliyadaha ee Sweden Looma Kala Harin.

Shirkii Jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya ee sweden oo u socda si aad iyo aad u wanaagsan lana rajayno in ay kasoo baxaan guulo aad u weyn oo faaiido weyn u yeelan doona halganka xornimodoonka(sii akhri)31.07.2010
Shirkii Jaaliyadaha Soomaalida Ogadenya Sweden oo Si aad u fiican u socda.

Faahfaahintii Shirkii Guusha ku dhamaaday ee Gaarisa.

Shirkii golaha qurbajoogta jubooyinka & ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed ee gaarisa oo guul ku dhamaaday(sii akhri)27.07.2010
Riwaayadii:Ibraahim dheere, Tigreega & Ilaahay.

Riwaayada ibraahim dheere iyo tigreega oo dhinac ah iyo ilaahay oo xaqa halganka soomaalida ogaadeenya guuleeyay ayaa dhacdooyin cajiib ah oo qofkii caqli leh wax ku qaadan karo ay dhexmareen(sii akhri)26.07.2010o
Xaajo Iyo Haleelo Maxaa Kala haysta.

Shabakada www.haleelo.com ayaa in mudo ahba waxay ku eedeyn jirtay ninka qora xaajo.com inuu yahay nin itoobiya u shaqeeya oo aad u neceb xoriyada iyo wanaaga soomaaliyda ogaadeenya(sii akhri)26.07.2010
Faah Faahin shirkii Gaarisa ee Golaha Qurbajoogta Jubooyinka iyo ururka swso.

Shirkan oo ay wadajir u wadaqabteen golaha qurbajoogta jubooyinka iyo ururka somali woman solidarity ayaa ku dhamaaday guul ka weyn sidii la filayay wuxuuna ku reebay dareen dadkii(sii akhri)25.07.2010
Shirkii Gaarisa ee Golaha Qurbajoogta Jubooyinka & Ururka SWSO. oo Guul Ku Dhamaaday.

Shir si aad u heersareeya loo soo agaasimay oo ay soo abaabuleen golaha qurbajoogta jubooyinka iyo ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed oo guul ku dhamaaday.(sii akhri)25.07.2010
Fariintii Dhalinyarada Ogaadeenya.
Suugaan ay murti ka buuxdo oo xasuus weyn ku leh soomaalida ogaadeenya Halgankeeda xornimodoon. 24.07.2010
Wiilwaalkii Abaaqoroow:Culimada Waawayn ee u Dhashay Waddanka Ogaadeenya Maxay ooga hadli la'yihiin Al itixaadka Gaalada Itoobiya Isudhiibay?.
 
Bismillaahi raxmaani raxiim, waxaan halkan ka salaamahayyaa dhammaan dadwaynaha reer Ogaadeenya ee xorriyadda jecel, ee diidan gunnimada uu meles Zenawi nagu wado(sii akhri)23.07.2010
Shir Wadatashi oo ka Dhacay Nayroobi.

Shir wadatashi oo dhexmaray proff.maxamed cabdi gaandi,golaha qurbajoogta jubooyinka ee bariga afrika & ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed ee (swso) (sii akhri) 22.07.2010
Google: oo khariidadaha ka saaray in ogaadeenya itoobiya ka mid tahay.

Brogaramka caanka ah ee (google eath) ayaa gabi ahaanba dib u saxay khariidadihiisa meeshii waagii hore uu kadhigay wadanka ogaadeenya dhul itoobiya leedahay ayuu hada(sii akhri)21.07.2010
Riwaayadii Oyn Sandiego oo Guul ku dhamaatay.

Waxa 18 kii bishan July magaalada San diego lagu soo bandhigay riwaayad aad looga soo shaqeeyey oo dhalinyarada OYN Sandiego ku soo farayareysteen.(siiakhri)21.07.2010
Shir Dhalinyarada Ogaadenya ee Denmark.
 
Shir ay isugu yimaadeen Ururka dhalinyarada Somalida Ogadenia ee Denmark oo kadhacay magaala madaxda Sadexaad ee Odense(sii akhri)20.07.2010
Dhambaal: Ka yimid Yaasiin Wiilwaalkii Abaaqoroow.
 
Shabkada hanqadh waxaa soo gaartay fariintan dhambaalka ah oo aan ka helay yaasiin jire abaaqoroow isaga oo raba in uu fikirkiisa ka dhiibto halganka xaqa ah ee soomaalida ogaadeenya iyo beesha absame(sii akhri)18.07.2010
Fatahaadii Wabiga Jubba oo Beero Badan Waxyeeleeyay.

Warar aan ka soo xiganay shabakada ka hadasha arimaha jubooyinka ee www.jubbalanddf.net ayaa waxay soo gudbisay muqaalo khasaaraha beeralayda jubooyinka ee wabiga jubba.(sii akhri)18.07.2010
Rusushii Adoonsiga.

Nimankan ay murugada iyo fadhi xumadu ka muuqato waa dabaqoodhiga cusub ee kitaabka tiiriyay amarka iyo waligana ka dhigtay tafare iyo tadhase,waxay sheegaan in ay heshiis galeen(sii akhri)17.07.2010
Shirkii Gaandi & Qurbojoogta Sandiego.

Professor Maxamaed Cabdi Gaandhi ahaana Wasiirkii Gadiidka cirka Iyo dhulka oo Gaaray magaalada San Deigo Ee Maraykanka ayaa la shiray dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada(sii akhri)15.07.2010
Baaq Gudiga Duqeyda Jubbaland ee U.K.
 
Baaqa Guddiga Duqeyda Jubbaland ee UK London, 11-07-2010
Guddiga Duqeyda Jubbaland ee UK wuxuu taageerayaa daadaalka xubnaha Guddiga Duqeyda Jubbaland ee kusugan Kenya ay ugu jiraan hirgelinta barnaamijka mamul-u-sameynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ( Jubbaland )(sii akhri)13.07.2010
Proff.Gaandi &Qurbajoogta jubooyinka sandiego.

Proff.gaandi wafdigiisii ayaa Saacadu markay ahayd 12:30 duhurnimo ee bishan July 11, 2010 ayuu Professor Gaandhi ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee San Diego.(sii akhri)11-07-2010
Safarkii Cadaabta qaybtii 1aad:

Xadiis ayuu Nabigeenii muxamed (nnk) ku yiri nimbaa camal wanaagsan iyo salaad badan janadu markay taako u jirto ayuu wuxuu isu rogi 90 degree dhinaca kale markaas ayuu cadaabta geli(sii akhri)11.07.2010
Yasin Abaaqoroow khalid binuwalidkii ogaadenya oo kale inuu noqdo ma laga yaabaa?.

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan, Shacabka Somalida Ogadeenya Ee Ku Kala Nool Wadamada, Norway, Denmark Iyo Sweden(sii akhri)11.07.2010
Petronas drilling crew withdraws from Ogaden.

The Malaysian oil company, Petroliam Nasional Berhad (Petronas), which is prospecting for oil and gas reserves in the Ogaden basin(read more)11.07.2010
Geedkaad abuurataad mirihiisa gurataa !!

Maqaalkan ayaan waxaan kasoo xiganay codka golaha qurbajoogta ee jubooyinka oo ay uga hadlayaan booqashada proff. maxamed cabdi gaandi uu ku marayo wadanka mareykanka.(sii akhri)10.07.2010
Midowga dhalinta iyo ardeyda ogadenya denmark.
Sheekh Khaliif Guure oo shir jaraaid Qabtay.

Wariyaha golaha qurbajoogta jubooyinka ee kenya oo war deg deg ah nooga soo diray caasimada wadanka kenya ayaa wuxuu noo soo sheegay in gudoomiyaha golaha guurtida ee jubooyinka(sii akhri)06.07.2010
Ogeysiis:Shir Golaha Qurbajoogta Jubooyinka Ku Qabanayo sandiego-usa.
 
Shir Golaha Qurbojoogta jubooyinka soo abaabulay oo lagu qabanayo sandiego california, shirkan ayaa waxaa lagaga hadli doonaa arimaha soomaaliya,waxaana kasoo qabgalaya wufuud kala duwan oo uu u horeeyo proff. maxamed cabdi gandhi(sii akhri)04.07.2010
Shabakada www.dhanaan.com oo afka la qabtay.

Shabakada dhanaan.com oo beryahan dambe qoreysay sheeko ay garab ku siinaysano ninmankii isdhiibay ee uwslf kuwaas oo ujeedkoodu tahay in ay shacabka halgamaya hoosaasiyaan ayaa ilaahay afka qabtay(sii akhri)02.07.2010
Codka: Golaha Qurbo Joogta Jubooyinka waa: www.jubbalanddf.net.

Golaha qurbajoogta jubooyinka oo ah golaha mideeya dhamaan qurbajoogta jubooyinka ayaa wuxuu lee yahay webeb ilaa afar gaaraya waxaase uu webka officialka ah ka dhigtay www.jubbalanddf.net kala soco akhbaaraha 02.07.2010
Shirweynaha Jaaliyadaha ogaadeenya ee lagu qaban doon sweden oo qaban qaabadiisu meel fiican mareyso.

Shirweynaha jaaliyadaha ee sweden ayaa waxaa lagu wadaa inuu noqdo shir qurbe lagu qabto oo soomaalida ogaadeenya kii abid ugu dad badnaa uguna abaabul sareeya.(sii akhri)02.07.2010
Gobanimodoonkoow Bishaareyso.

Waxaan rabaa in aan xasuusiyo shacabka soomaalida ogaadeenya ee gobanimodoonka ah in ay ogaadaan inaan la xoroobin ilaa dhiig badan iyo maal badan la huro mooyee, marwalba oo aan guusha u sii dhawaano dhibaatada dilka iyo xasuuqu wuu sii badan.(sii akhri)29.06.2010
War degdeg ah: kulankii Tafatire daljir iyo yasin cabdi jire(wiilwaal).

Tafatiraha SHabakada hanqadh ee arimaha soomaalida daljir ayaa wuxuu kula kulmay yasin cabdi jire caasimada 3aad ee sweden(Gøtenborg) (sii akhri)28.06.2010
Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya dawlada itoobiya & kooxihii itixaadka ee is dhiibay.

Ilo aad wargaleen u ah oo kamid ah kooxdii itaxaad ee dhawaan isu dhiibtay taliska dhiig yacabka ah ee adis ababa oo nooga waramay xaalada ay ku sugan yihiin(sii akhri)27.06.2010
Muuqaalka Kooxdii fadhi xun .

Sawirkan bal u fiiro, side ayuu kuula muuqdaa?ma dad fayoow oo wax fiican rabay u egyihiin mise dibjiro jawaasiis iyo niman qaadku ka dhamaaday oo safaraadada itoobiya shirinayso?(sii akhri)26.06.2010
Dhalinta: Xarigjiidkii Xoriyada Ogaadeenya

Raadinta xornimo buuxda oo soomaalida ogaadeenya ayaa waxay noqotay mid lama huraan ah kadib markii adoonsi,cadaadis iyo bahdil soomaalida ogaadeenya ka bixi weyday, dareenkan ayaa sii laba laxaadsaday markii soomaalida ogaadeenya heshay hogaamin toosan(sii akhri)26.06.2010
Dhalintii ogaadenya oo xoriyad u qaylinaysa iyo calooshood u shaqaystayaashii s.galbeed ku qaraaban jiray oo gumeysi saf u galay.
 
Ilaahay ayaa mahadleh oo dadka siiya caqliga wanaagsan ee wanaaga iyo xumaanta lagu kala garto, ilaahay ayaa siiyay labadan sawir ee kore mid walba garashada iyo fahanka ficilada ay ku kacayaan(sii akhri)26.06.2010
Gabdhihii xoriyada ogaadeenya oo wacdaro ka dhigay mudaaharaadkii heeg.

Gabdhaha soomaalida ogaadeenya waxay yihiin lafdhabarta halganka xornimo doonka ah ee soomaalida ogaadeenya,gabdhuhu waa lafdhabrta wax walba oo danta ummadda soomaalida ogaadeenya ah waxayna bulshada soomaalida ogaadeenya ka muteysteen in loo qiro dadaalkooda iyo doorka ay ku leeyihiin difaaca dalka iyo dadka(sii akhri)25.06.2010
Shirweynihii dhalinta ogaadeenya ee aduunka oo denmark ka bilaaban doona berito oo Jimce ah.

Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii ururada dhalinyarada ogaadeenya,doorka looga baahan yahay in ay ka ciyaaraan xorayta dalka iyo dadka. kala soco hanqadh wararka shirkaas la sugayo.23.06.2010
Ethiopia, face humanitarian crises, insurgency and instability.

By Neel Arora
(AXcess News) Washington - One of the world's most volatile region, the Horn of Africa, has come under greater scrutiny, as the political and humanitarian situation in Ethiopia worsens after fraudulent elections.(read more)23.06.2010
Riwayada Woyanaha ee Jigjiga qaybtii 1aad.

Waligaa ma daawatay ama ma garan kartaa sida riwaayadaha beenta ah loo jilo? sawiradan kore waxay kuu muujin doonaan kadeedka iyo sheeko xariirta ay jilayaan kooxdii soomaaligalbeed isugu yeedhi jirtay(sii akhri)23.06.2010
Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka (London -UK)

Waxaa maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ahayd 12 June 2010 lagu qabtay cariga Ingiriiska Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka kaasoo ay si heer sare ah usoo qaban qaabiyeen golaha qurbojoogta jubbooyinka. (sii akhri). 12.06.2010
Golaha Qurbajoogta Jubooyinka oo shirweyn ku qabtay Kobenhagen (Denmark)

Waxaa galabnimadii Jimcaha taariikhda ahayd 12/06/2010 caasimada Denmark ee Kobenhegen kadhacay shir si heer sare loosoo agaasimay kaasoo looga hadlayay xaaladda guud ee somaaliya, gaar ahaan xaaladda Goballada Jubooyinka. (sii akhri)13.06.2010

Meeqaynu siisanaa dalka,Dadka & Diinta ?waa salaan ujeedo xun ah, larabo in been loogu sheego inta ugu doqonsan, ugu damiir liidata ee soomaalida ogaadeenya,ujeedada ka dambeysana waa in sadexda ma huraan ee dalka,dadka & diinta laga beeciyo woyaanaha gumeystaha ah(sii akhri)21.06.2010

Mudaaharaadkii Maxkamada Dambiyada Aduunka ee Soomaalida Ogaadeenya. waxaa maalinkay taariikhdu ahayd 18.06.2010 isugu soo baxay mudaaharaad dhamaan jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya ee yurub(sii akhri)20.06.2010
 
Sheekh Xasan Daahir oo eed aan gar ahayn eedeeyay axmed sheekh maxamed islaam. axmed sheekh maxamed islaam oo ah sarkaal ka tirsanaa xisb islaam waxaa weeraray xili uu ciidamadiisii oo dhan u diray xamar si ay ugaandheyska u la diriraan kooxda alshabab(sii akhri)27.04.2010

Ajo Gudhay oo bidhaaminaya meesha meydkiisa woyaanuhu ku ridi doono hadii uuna ka tobadkeenin. sawirkan kore waa sarkaal ka tirsan kooxdii diinta beenta kasheegi jirtay ee soomaaligalbeed(sii akhri)26.04.2010
& 
Golaha Qurbojoogta Jubooyinka: Wuxuu Wargelinayaa Dhamaan akhristayaasha soomaaliyeed in(G.Q.J.)wax qabadkiisa iyo wixii talo ah ama wararka jubooyinka aad kala socon kartaan webka golaha ee www.jubbalanddf.org. 07.04.2010

Warar goos goos ah oo ogaadeenya naga soo gaadhay. ilo kala duwan oo shabakada hanqadh.com la xidhiidhay ayaa waxay noo xaqiijiyeen in xabsiga rayidka ogaadeenya lagu ciqaabo ee jeel ogaadeen ay ku naf waayeen dad lagu qiyaasay 25 ruux oo rayid ah, dadkan ayay ila kala duwan(sii akhri)06.04.2010

Warqad Furan:ku socota shacabka ogaadeenya. shacabka sharafta badan ee soomaalida ogaadeenyoow waxaa noloshiinii soo maray maalmo iyo taariikho xasuus ay kabuuxdo maanta waxaad mareysaan maalin (sii akhri) 06.04.2010

Meles: Abed Ya Ogadenia Ambassa. meles oo qiray in shacabka soomaalida ogaadeenya yahay libaaxa geeska afrika kadib markii ay jwxo masrax kasta kaga adkaatay(sii akhri)05.04.2010

Sirdoonkii itoobiya ee ajjo gudhay/somaligalbeed oo tadhase janno iyo jihaad ka raadiyay. shacabka soomaalida ogaadeenya waa halyeeyo aan ilduufin kala yaqaana tuuga jaajuuska ah iyo wadaadka timir daydayga ah ee diinta ilaahay ka been sheega,waxaa daliil u ah sida ay markii ugu(sii akhri)04.04.2010

Dhageysigii ogaadeenya ee yurub oo guul ku dhamaaday. shirkii mudada badan la sugayay ee ku saabsanaa xasuuqa dowlada itoobiya ku hayso bulshada rayidka ah ee ogaadeenya ayaa lagu qabtay brusels(sii akhri)18.03.2010

Bayaan Taageero ah Shirkii Hotel Chester ee Nairobi, Kenya. Golaha Qurbojoogta Jubooyinka wuxuu taageero buuxda siinayaa go’aamadii ka soo baxey shirkii shaley ooy taariikhdu tahay 16.03.2010 ka dhacey hoteelka Chester ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.(sii akhri)17.03.2010

Jaalliyada S.Ogadenia ee dalka Norway waxay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuun Dr. Fatxi Daahir Sheikh Aadan, oo ku geeriyooday dalka Mareykanka.
17.03.2010
 
Shir: Golaha Odeyada Jubooyinka iyo gedo. shirkan ayaa wuxuu ka dhacay caasimada wadanka kenya ee nayroobi, waxaa ka soo ka soo qaybgalay dhamaan odeydhaqameedyada degaanada aan kor ku sheegnay oo 80 ah iyo marti sharafyo kala duwan oo oo isugu jiray siyaasiyiin iyo aqoon yahano(sii akhri)17.03.2010
Halkan ka daawo O.y.n. In Action. 16.03.2010
  
Shirkii O.Y.N. oo Isu Badalay Shir Taariikhda Galay. Ururka Isku Xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee Waqooyi America (Ogaden Youth Network of North America) ayaa magaalada Minneapolis Maalintii Axada ee March 14, 2010 ku soo gabagabeeyey shir socdey 3 maalmood ee Jimce, Sabti iyo Axad(sii akhri)15.03.2010
  
Ugandha: Jaaliyada Ogaadeenya oo ku kulantay. shir aad u wayn oo maanta kusoo gabagaboobay caasimada wadanka ka uganda (sii akhri)15.03.2010
  
Taking Beijing +15 Forward. African Rights Monitor-ARM attended the two weeklong meeting of the 54th session on the Commission on the Status of Women (CSW) on 12 March 2010 in New York.(sii akhri)15.03.2010

Muftiga Qaranka Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud oo Shir Culimada Islaamka U.A.E kaga Qaybgalay. muftiga diinta ee soomaaliyeed sheekh nuur baaruud oo shir uga qaybgalay imaaraatka(sii akhri)15.03.2010
 
Hambalyo..hambalyo..Hambalyo.Hambalyo. Anagoo kala ah jaaliyadaha sweden,norwey,danmark,finland, uk,holand,jarmalka,faransa ,usa,canada, iyo dhamaan jaaliyadaha S.ogadenia waxaan hambalyo u direynaa Abwaan Cabdi faacuul xuseen iyo marwadiisa Sahra cabdiqaadir cabdiyow oo meherkoodu kadhacay wadanka Sweden maalintii shalay ahayd oo ku beegnayd 13.03.2010 waxaana leenahay noqda kuwii isku waara isjeclaada kala helana barwaaqo iyo bash-bash. 14.03.2010
Yaa Dilay Bare Cali Bare?Maxaa loo Dilay? Maxaase xal u ah dhalinta uu Horjoogaha u ahaa? qormadeenan ayaan isku dayi doonaa in aan kaga faaloono baadhitaan iyo xog badan oon ku sameynay kadib(sii akhri)10.03.2010

Shir ururka dhalinyarada Ogaadeenya ee Bariga Afrika. Ururka dhalinyarada Ogaadeeniya ee wadanka kenya oo maanta isugu yimid shirkaas oo ay kaga Arinnsanayeen Sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen Abaabulka dhalinyarada Ogaadeeniya ee Geeska afrika (siiakhri)10.03.2010
Ahmed Naji: oo fariin wadaninimo ah u diraya Bulshashada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan xamar.(daawo)07.03.2010

Ragaad: hawlgal balaaran oo loogu magacdaray ragaad ayaa ka dhacay ogaadeenya,howlgalkan oo ay ka wada qaybqaateen inta badan dhamaan qaybaha cwxo(sii akhri)07.03.2010
l
Halgame c.nuur sooyaan. maxay tahay ujeedada ka dambeysa in maxbuus intii la jujuubo lagu qasbo inuu yidhaahdo wax loo yeedhiyay oo lagu qasbay?(sii akhri)04.03.2010
y
Jaaliyada Denver oo Kulantay. taariikhdu markkay ahayd 27/2/2010 ayaa waxaa shir muhiim aha isugu yimid jaaliyada Ogadenia ee denver,Colorado .(sii akhri) 03.03.2010
Beenin La Beninaayo Ninkii Isku Magacaabay
in uu matalaayo jaaliyadda dibada ee godey.(Sii Akhri)

Cambaareyn: Falalka dilka,Dhaca, ee kooxda Alshabab Kawado Degaanada Jubooyinka. Golaha Qurbajoogta Jubooyinka wuxuu cabaareynaa kooxda alshabab falalka foosha xun, xadgudubka iyo tacadiyada ay kula kacayso dhamaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba gaar ahaan falalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay degaanda jubooyinka.(siiakhri)28.02.2010.
Shacabka Geesiga ah ee ereteriya O ka xun Cunaqabatayta sharci darada ah. daawo sawirkan wiilka Yar oo ka xun sida aan sharciga ahayn ee dalkiisa loo bartilmaameedsaday iyadoo aan qaanuunka aduunka oo dhan la tixgelinaynin.28.02.2010
Cadowgii Ilaahay & Rasuulkiisa o cabsigelinaya shacabka soomaaliyeed. iyakoo ka shaqaynaya in ay soomaali ka horkeenan diinta islaamka. 28.02.2010

SHIR Baladhan oo Ururka OYN isugu Yimideen. Maanta oo taariikhdu ahayd 2/27/2010 ayaa shir balaadhan waxaa isugu yimid ururka dhalinyarada ee afka qalaad lagu yiraahdo Ogaden Youth Network ama (OYN) ee gobolka Minnesota (siiakhri)28.02.2010

Malayshiyada Al-shabaab oo Xasuuq Ba,an ka wada Jubooyinka. malayshiyada kooxda alshabaab ayaa ka bilaabay degaanka jubooyinka in ay xasuuqaan dadka shacabka si ayna dadka ay dirirta ka dhaxeyso u helin wax taageera(siiakhri)28.02.2010

Mucjisooyinka Onlf Qaybtii 2aad. Qaybtii hore ee maqaalkan waxan sikooban ugu iftiiminay marxaladaha qalafsan ee uu kasoo gudbey halganka xornimo-doonka ah ee ka socda Ogadenya iyo sida ay dowlada Ethiopia ugu guul daraysatay inay hor joogsato rabitaanka shacbiga dulmi-diidka ah ee S/Ogadenya.(sii akhri)26.02.2010

Jaaliyada Ogadenia ee Finland oo Shirtay. maalintii axada ahayd ee taarikhdu ku beegnayd 21.2.2010. waxaa caasimada Helsinki ee dalka finland shir ay isugu timid jaaliyada ogadenia ee ku dhaqan dalkan finland(sii akhri) 26.02.2010
  
Analyses: Qarniga 21aad Qamiis & Qabiil maxaa isu Galay? qormadan cajiibka ah waxaan kaga hadli doona fadeexadanaha ay dhextiibanayaan afraada(siiakhri)24.02.2010

Qurba joogta Eritereeya oo Dibadbax Weyn ka Sameeyeen Geneva. Jaaliyadaha reer Eritareeya ee wadamada Yurub ayaa dibadbax aan loo kala harin ku qabatay ka soo horjeedka xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva iyagoo muujinayay diidmada cuna qabateeynta wadankooda lagu soo rogay.(sii akhri)24.02.2010

Ogeysiis Dhamaan qurbajoogta Jubbaland. Golaha Qurbajoogta Jubooyinka Wuxuu Ogeysiinayaa Dhamaan dadka kasoo jeeda degaanada jubooyinka ee dalkii hooyo ama dibada kunool in(sii akhri)24.02.2010

Waa Sidee Xaalka Dhoobley Dagaalkii Kadib? jabkii balaarnaa ee shacabka jubooyinku u gaysteen xarakada alshabaab wuxuu soo dedejiyay in kooxdii indhaha cirka u dhisaysaay jihaadka baanta ahna(sii akhri)24.02.2010

Banaanbaxyadii lagaga soo horjeeday cunaqabataynta la saaray shacabka Eretreeya . (Sii akhri). 23.02.10

Daruuro Xornimodoon ah oo ka Curtay Canada. daadkii xornimadoonka ogaadeenya ayaa iska soo daba rogmanaya dhamaan dacalda aduunka, beryahan dambe magaalada toronto ayay si aad ah uga dhacayaan shirar kala duwan oo soomaalida ogadeenya(sii akhri)22.02.2010

Waasidee Xaalada Jubooyinka Dagaaladii kadib? ilo kala duwan oo u waramay shabakada hanqadh ayaa u xaqiijiyay in degaanka jubooyinka(siiakhri)22.02.2010


Bishaaro: Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan dadweynaha soomaaliyeed Gaar ahaan shacabka ka soo jeeda gobolada jubooyinka ee soomaaliya in uu hawada soo galay webka www.jubbalanddf.net (sii akhri)20.02.2010

Falanqaynta Dagaalada Jubooyinka. dagaaladii todobaadkan ka dhacayay degaanada jubooyinka, khasaarihii ka dhashay iyo sida hada xaalku yahay. (siiakhri)19.02.2010

Shir ka dhici doona caasimada filand oo uu kasoo qayb gali doono gud.xig2aad. waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee finaland in ay kasoo qaybgalaan (siiakhri)18.02.2010

Inspire
Act.
Change!
African Rights Monitor invites you to celebrate
the 15 th Annual International Women’s Day 2010
presented by
THE ADVOCATES FOR HUMAN RIGHTS
On Saturday March 6, 2010
8:00am – 4:00pm
At Coffman Memorial Union
University of Minnesota
Free & open to the public
www.AfricanRightsMonitor.org
Contactus@AfricanRightsMonitor.org

Somaliland Authorities Handed Ms. Bisharo Wa’di to Ethiopian Security Services. Human rights instruments provide protection against refoulement. The UN Convention against Torture, in Sub-article (l and 2) of Article 3 states that:
“1. No State Party shall expel, return (refouler) or extradite a person to another State where(readmore)15.02.2010

Somali Women Solidarity Organisation. waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa wax qabadka ururka wadajirka haweenka soomaaliyeed ee jubooyinka.(sii akhri)15.02.2010

Halganka ay ONLF kujirto waa mid mucjiso ah: !!!!!! Waxaa igu kalifay inaan qoraalkan gaaban sameeyo qoshe dhawaan ay dowlada itoobiya kabilowday dhulka ay somalidu degto ee ay gumeysato(sii akhri)13.02.2010

MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY. maqaalkan xiisaha badan hoos ka akhriso(sii akhri)13.02.2010
Goloway oo ka jawaabaya inuu muslim yahay iyo in kale. 10.02.2010

Qiso Naxdin leh. Todobaadkii aynu kasoo gudubnay waxaa degmada awaare oo katirsan G/jarar, kadhacday arin argagaxle.(sii akhri)10.02.2010

Lataliyaha Gudoomiyaha J.W.X.O. Jen. c.llaahi mukhtaar.oo Seminar aqoon kororsi ah u qabtay jaaliyada denmark.(sii akhri)10.02.2010

10.02.2010

Hanqadh ila tali !! waa barnaamij cusub oo shabakada hanqadh ugu bishaareynayso akhristayaasheeda, siiba dhinacyada : nolosha,caafimaadka, diinta, iyo kuwo kale. kusoo aadi suaashaada hanqadh@gmail.com ama emailka tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida daljir999@hotmail.com. 09.02.2009
  
Abwaanada Sanadka 2009. Akhristayaasha shabakada www.hanqadh.com oo codkooda ku cabiray fanaanka ama fanaanada ay u dooran lahaayeen 2009 ayaa sadexdan hobol abwaan u codeeyay.(sii akhri)09.02.2010.

Sayid Maxamad Cabdille Xasan. iyo Falanqeynta Gabay Ka mid ah Gabayadiisii ugu dambeeyay.(sii akhri)07.02.2010

Madaxda Magaalada Washigton Seatle.Iyo Jaaliyada Soomalida Ogaadeeniya ee Seatle ayaa Kulan ku wada qaatay Xafiiska Senatorka ee Magaaladaas(sii akhri)06.02.2010

Hambalyo Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya. shabakada www.hanqadh.com oo wareysi layeelatay taliyaha waqooyi galbeed ee ogaadeenya(sii akhri)05.02.2010
Sheekh Xassan: in Layga Bililiqaysto ma aha absamaha! tolow absame ma alaab ayuu noqday? kor ka dhagayso. 05.02.2010

Akhristayaasha www.hanqadh.com u codee abwaankii & fanaankii 2009. ku soo hagaaji codeyntaada hanqadh@gmail.com ama tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida dalji999@hotmail.com 04.02.2010

The African Union Must Act to Achieve Peace in the Continent.
The African Union met between the 25th of January till the 2nd of February for their 14TH ORDINARY SESSION OF THE ASSEMBLY OF THE AFRICAN UNION ADDIS ABABA: ETHIOPIA.(sii akhri) 03.02.2010

Taariikh Nololeedkii Maxamed Diiriye Uurdoox. Halgame maxamed diiriye oo taariikhda ogaadeenya baal dahab ah ku leh ayaan maanta idiin dulmareynaa.(sii akhri)03.02.2010

O.N.L.F Statement On African Union Summit.As the heads of State of the African Union (AU) convene, the Ogaden National Liberation Front (ONLF) wishes to note the continuing suffering of the people of Ogaden at the hands of the host nation of the ongoing AU summit.(sii akhri)03.02.2010

Meles oo ka Badbaaday isku day khaarijin. ilo wareedyo aad uga warqadaba waxa ka dhacaya gudaha taliska dhiig yacabka ah ee meles ayaa noo xaqiijiyay in meles ka badbaaday isku day dil(sii akhri)01.02.100

Shir Sanadeedkii Jaaliyada Norway oo loo dabaal degay. waxaa maalintii sabtida ee ku beegnayd 30.01.2010 lagu qabtay caasimada dalka norway ee oslo shirweynihii sanadlaha ahaa ee jaaliyada s.ogaadeenya ee norway (sii akhri)01.02.2010

Wararka Nagasoo Gaadhaya Degmada Afmadow:ayaa sheegaya in Dagaal ka dhacay Degmadaas. (Sii akhri)01.02.2010
  
Sadexda caalim ee kaalinta 1aad-3aad Galay codbixintii caalimka soomaaliyeed ee sanadka 2009. sadexda caalin ayaa waxay akhristayaasha hanqadh.com u codeeyeen in ay sadexdaa kaalimood kala galeen iyakoo faahfaahin ay ka bixiyeen(sii akhri)31.01.2010

Fadlan u codee caalimka soomaaliya ee 2009. Noo soo sheeg sheekha aad is leedahay in uu u qalmay in uu noqdo caalimkii ugu fiicnaa ee soomaalida sanadka 2009? iyo sababta aad ugu dooratay? jawaabihiina kusoo aadiya hanqadh@gmail.com ama tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida daljir999@hotmail.com. 30.01.2010

Bringing to the Fore the Hidden Genocide in Ogaden. A one day gathering to discuss and analyze the genocide taking place in Ogaden was held yesterday at one of the Toronto offices of the Canadian Center for Torture Victims (CCTV). (sii akhri)30.01.2010

DAWLADA: DOC KA RARAN. Waxaan laba isku khilaafsanayn, damiir kasta oo xumaha ka damqadaana diidaa, nafkasta oo xor ahina ka biya-diidaa waxyaalo badan oo aadanaha hagardaamoyin iyo daannooyin ku ah.(sii akhri) 30.01.2010

O.N.L.F Statement On Forced Resettlement Of Nomadic Families In Ogaden. The Ethiopian regime has begun forcefully resettling nomadic families in the Shinile area of Ogaden to designated camps.(sii akhri)29.01.2010

Suaalo iyo Jawaabo diini ah. Sare u qaad aqoontaada diineed adigoo ka faaiideysanaya suaalahan iyo jawaabahan(sii akhri)29.01.2010

Soomaalida Ogaadeenaya Imisa Ikhtiyaar ayay leedahay maanta? waa suaal muhiim ah oo qofka caqliga leh ay tahay in uu naftiisa suaalo,laakiinse jawaabta saxda ah waxaa garan kaliya qof ilaahay indhaha u furay(sii akhri)29.01.2010
 
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta soomaalida ogaadeenya inay ka soo qaybgalaan shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee norway oo uu nagalasoo qaybgeli doono gud.xigeenka2aad ee jwxo c.qaadir cadaani hiirmooge. saacada 15:00 Dhinaca bidix ee grønland bazar tøyenbekken 5 , oslo . 29.01.2010

Saaxiibka runta ah iyo ka beenta ah. waxaan is barbardhigi doonaa calaamadaha lagu garto saaxiibka runta ah iyo saaxiibka beenta ah(sii akhri) 28.01.2010

China invests in Ethiopia but at what cost? China’s minister for commerce says trade with Ethiopia will reach $3 billion by 2015(sii akhri)27.01.2010

Ma aqoonyahanbaa? mise gumeysi doon? akhriso maqaalkan cajiibka ah ee uu qoray ninkan aqoonyahanka isku sheegaya(sii akhri)26.01.2010

Hanbalyo Hanbalyo Ilaahay haydinka dhigo caruusAxmed wali xasan daraawiish (xiddigga) iyo caruusadaAyaan axmed jabane.kuwii isku waara isfahma kala helana khayr barwaaqo wiil iyo caano & gabadh iyo caano (siiakhri)26.01.2010

Siyaabaha ugu fiican ee loo hurdi karo marka aad shaqaynayso. akhristoow hadii ay hurdo ku qabato adigoo shaqo ku jira waxaad u hurdi kartaa siyaabahan adigoon lagu dareemaynin in aad hurudo iyo in kale.(sii akhri)25.01.2010

'If push comes to shove, we can survive on our own' IT IS almost two decades since Meles Zenawi came to power in Ethiopia after the rebels he led toppled the brutal dictatorship of Mengistu Haile Mariam(sii akhri) 25.01.2010
Mucjiso:aad loola yaabo daawo filimkan kore. 24.01.2010

-------------------------------------------------------------------------

Ciidamada Sida Gaarka ah Utababaran ee Onlf oo Hawlgalo Ka wada meel 2 saac uun u jirta. Magaalada adisababa(sii akhri)23.01.2010

Ethiopia renews fuel supply deal with Sudan. January 21, 2010 (ADDIS ABABA) - Ethiopia and Sudan has signed a new oil supply agreement as initial deal enters into expiry.(sii akhri)23.01.2010

Shir Qaxootiga Ogaadeenya ee Yemen. Shacabka reer ogadaainya ee qaxootiga ku ah dalka yaman waxay in badan isku dayeen in ay UNHCR ay u aqoonsato(sii akhri)23.01.2010

Faafaahiin dheeraad ah oo kasoo baxday dagaalkii Ma’yso ku dhex maray ONLF iyo Tigreega. Warar dheeraad oo kasoo baxay dagaalkii Ma’ayso ayaa waxa ay sheegayaan in(sii akhri)22.01.2010

Ethiopia: Ethiopia is on a deteriorating human rights trajectory as parliamentary elections approach in
2010.(sii akhri)22.01.2010

Karka Maxaa ka Keenay Gumeysidoonkii iyo Websiteyadoodii?. Waxay welwel lasoo gudboonaatay kadib markey u cadaatay guulaha xornima doonku kasoo hoyinayaan goobaha dagaalka gudo iyo dibadba. (sii akhri)22.01.2010
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis. maamulka jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee norway wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada iyo shacabi weynaha soomaaliyeed in shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada norway la qaban doono 30.01.2010 saacadu marka ay tahay 15:00 waxaana lagu qaban doonaa cinwaanka tøyenbeken 5, dhinaca grønland bazarka musiemka ku yaala, kasoo qaybgal wacan. 21.01.2010

Waa Cusub yaa u Baryay ogaadeenya. waxaa iska soo dabadhacaya guulaha ay maalin walba xaqiijinayaan shacabka xornimodoonka ah ee soomaalida ogaadeenya.(sii akhri)19.01.2010

Institute for Horn of Africa Studies and Affairs (IHASA). 2010 Conference –June 18th to June 20th, 2010-University of Minnesota, Human Rights Center.(sii akhri)19.01.2010

Fuleyadii Xinka Badnaa. sawirka labadan dibjir ee kuwii dhalay ay kusii daayeen suuqa dalweynaha mareykanka, aadna u moodo sida lax bilaawe aragtay waa dambiilayaashii gaystay dilkii dhacdadii xanuunka badnayd ee seward(sii akhri)18.01.2010
Nin Afar Dumar ah, Isku Mar la Aqal Galay. videogan ka daawo. 17.01.2010

Dabaqoodhi,Hooyadii & Tigree. sidaad horey nooga barateen webka hanqadh waxaan idiin soo gudbinaynaa sheeko masraxiyadeed siyaasadeed taas oo ah dhacdooyinka maalin laha ah ee ka dhaca dhulka ogaadeenya (sii akhri) 17.01.2010

Inaa LilaahiWa inaa ilaahiraajicuun. Bahda Hanqadh iyo dhamaan maamulka jaaliyada norway waxay tacsi u dirayaan maxamed dheeg caagane oo hooyadiis Safiya axmed ku geeriyootay ogaadeenya, waxaan ilaahay uga baryaynaa in hooyo safiyo janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin..aamiin..aamiin. 17.01.2010

Golaha Qurbajoogta Jubooyinka. oo wada dadaal balaaran oo looga saarayo habacsanaanta iyo qaybsanaanta siyaasada shacabka jubooyinka ee dibad iyo gudaba.(siiakhri)15.01.2009

Forgotten crises to watch in 2010.Hayadda caalamiga ee xuquuqulinsaanka ee Human Rights Watch oo balanqaaday in ay sanadkana satelitka ku daawan doonto Ogadenya si ay ula socoto tacadiyada ay gaysanayso Ethiopia. Sii Akhri.14.01.2010

Ogeysiis. ogeysiis.Taran Express Waxay Idiin Haysaa Amaano iyo Adeeg deg deg ah. Xawaalada taran waxay ugu bishaareynaysaa dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool aduunka in xawaalada taran laga furay dhamaan wadamada aduunka & wadanka norway oo ay xafiis cusub ka furatay caasimada oslo wadada motzfeldtsgt 10, tlf.21382224,email:tarannrw@hotmail.com
kasoo horjeedka masaajidka paakistaanka.. xiriiir wacan.!!

Hambalyo.Hambalyo.Hambalyo.Hambalyo. Bahda hanqadh waxay habalyo u diraysaa arooska Mohamed Cumar Jibriil(muzungu) & Raxmo Cabdulahi Cabdi xirsi. oo ka dhacay magaaladagaarisaArooskiina kii lagu nasto ee lagu nagaado allaha ka dhigo Ubbad kharqabana kala hela. aamiin.aamiin. 11.01.2010
& 
Wadasheekeysigii ina Godane & Zenawi. waxaa ay sheeko siyaasadeed dhexmartay hogaamiyaha itoobiya ee raba soomaaliya inuu qabsado iyo Horjooge godane ee la rabo in soomaaliya diinta islaamka looga saaro(sii akhri)10.01.2009
Masha-allah ma aragtay maalmahan masoo jeedsayaasha JWXO?

Nacaawi Si aan u Caawino Ubadka Jubooyinka. (sii akhri)08.01.2010 Comments

Russia, China, Venezuela, Bolivia, US, EU and Ogaden. In a previous article under title ´Can Ogaden become the Next UN Member State?´ (sii akhri) 08.01.2010

Ilaahow Absamaha Qaxootiga ah Dhamee. hadalkan waxaa tidhi gabadh beeshaas ka soo jeeda mudo 25 sano laga joogo ka hor(sii akhri) 08.01.2010

Somali community shaken by violent tragedy. Minneapolis — The family of two cousins killed in a triple homicide this week in Minneapolis plan to bury the men on Friday. (siiakhri) 08.01.2010

Time for a new Somalia policy. In his testimony before the Senate Foreign Relations Committee on May 21, 2009, Admiral Michael Mullen, the chairman of the joint chiefs of staff, set a broad agenda for Afghanistan from which Senator Corker (sii akhri)07.01.2009

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Bahda hanqadh.com waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa eheladii iyo qaraabadii ay kabaxeen: mahad cabdi xaaji warfaa iyo c.fataax xaaji cabdi warfaa oo allaha u naxariistee gacan ka xaq daran ku dishay dukaankoodii dhexdiisa,samir iyo iimaan allaha naga siiyo. aamiin.
 
Wadasheekeysigii: Admiralka & zenawi. waxaa wada sheekeeysi dhexmartay labadan hogaamiye kadib markii saaxada geeska afrika ay dhowr iyo tobankii sanee ugu dambeysay ahayd meel ay ku hardamaan.(sii akhri)04.01.2010

Three years later, Canadian businessman languishes in Ethiopian jail.
Three years ago last week, Bashir Makhtal was arrested at a Kenyan border post, one of thousands fleeing fighting in Somalia. (siiakhri)04.01.2010
Abwan sangub iyo riwaayad cusub. Abwaanka weyn ee soomaalida ogaadeenya abwaan sangub tariikhda riwaayadihiisa riwaayad taariikhi ah ku soo daray kor ka daawo 03.01.2010

Iskuulka:Mareerey Isbarbardhig intaan la dayactirin kahor iyo kadib. caruurtii shalay iyo caruurta maanta farqiga u dhaxeeya.(sii akhri)03.01.2010

Waxqabadka Mashruuca Horumarinta Jubooyinka. akhristayaasha shabakada hanqadh waxaan usoo gudbin doonaa barnaamijyo xidhiidh ah oo ay noo soo gudbiyeen howlwadeenada mashruuca horumarinta jubooyinka.(sii akhri)03.01.2010

Sirdoonka Cadowga Soomaalyeed ee Alshabab oo Dhuusomareeb lagu soo jabiyay. kooxda salka fudud ee cadowga soomaaliyeed ushaqeysa oo dad badan oo soomaaliyeed diintii ka horkeenay ayaa dagaal ku ekeeyay dhuusomareeb(sii akhri)02.01.2009 - comments-

Dagaaladii ugu danbeeyeey ee dhexmaray JWXO iy wayaanaha- waxa maalmahan socdeey dagaalo goos goosa gabi ahaanba Ogadenya(-Akhriso) Comments 01.01.10

The UN is even weirder though, with Ethiopia committing genocide in the Ogaden, the Security Council finally acted, passing sanctions against...next door ... (SII AKHRI)
SIRDOONKA MAAFIYADA:SOMALIYA LAGU QABSAN RABO OO CULUMO SOOMAALIYEED AFLAGAADEYSAY. 28.12.2009

Waa maxay Ujeedada Ka dambeysa Cunaqabatayta Erateriya?. dad badan ayaa ku jahawareersan ujeedada ka dambeysa cunaqabataynta lagu soo rogay wadanka eretariya(sii akhri)26.12.2009
Waa Sidee Xaalada Jubooyinka. kadib jabkii isbahaysigii khiyaanada ee xisbi islaam iyo isbalaarintii kooxda alshabab ee cadowga soomaaliyeed rabo in uu dalka ku qabsado(sii akhri)26.12.2009
Oslo:Golaha Fulinta O.Y.l. oo Shir uga furmay. Waxaa Maalin nimada Barito 25 December 09 ka furmi doona Magaalada Oslo ee Cariga Norwey Shirkii Gudiga fulinta ee OYL iskugu iman jireen Sanadkiiba Mar.(siiakhri)24.12.2009
& 
Cabdishukri: OO Noqday shakhsiga sanadka 2009. ee Qurbojoogta Soomaalida Ogaadeenya kadib markii uu soo bandhigay isaga iyo teamkiisa filimkii silent cry.23.12.2009
|