BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Lugbuur oo dilay mid ka mida waardiyayaashiisa kadib markii uu jiidhsiiyay gaadhigiisi.

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaadhaya jigjiga ayaa sheegaya in mudo hada laga joogo wiig uu madaxweynaha kilika LUGBUR uu si ula kac ah u mariyay gaadhigiisi mid ka mida ilaaladiisi.

Waxa la sheegay in uu mar qudha ka shakiyay ilaalada oo uu uga shakiayay ineey dilayaan taasoo keentay inuu hal mar uun uu ku argagaxo gaadhigii uuna mariyay mid ka mida ilaalada.

Waxa hada la sheegay inuu codsaday ineey ilaaliyaan maleeshiyo beeshiisa ah oo kaliya isagoo wada eryay kuwii kale aamin darro awgeed.

Khalkhalka ku dhacay Lugbuur ayaa dhamaan magaalada Jigjiga laga wada dareemay laakiin aan la garanayn halkuu ku danbayn mar hadii uu noqday maro ka carar.

Wiilkan uu dilay ayaa ah wiil dhalinyara ah sida lanoo sheegay deegaan ahaana kasoo jeeda gobolka Godey oo ahaana maleeshiyada ku cusub xafiiska Lugbuur.

Eheladii iyo qaraabadii marxuumka ayaa waxa la sheegaya ineey maalmahan aad ugu soo qulqulayaa jigjiga laakiin ayna wali wax natiija ah hayn.

Hanqadh

Jigjiga

 

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali