BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sanad guuradii 24naad ee JWXO iyo Riwaayadii Damane yaa Wax Usheega oo ka dhacay Magaalada San Deigo ee Gobolka California.

Malintii axadda ee bishu ahayd 17kii August ayeey Jaaliyadda San Diego iyo Ururka Isku xidhka Dhalinyarada Ogadenia (OYN) San Diego qabteen Munaasabad ay ku xusayeen Sanad guuradii 24naad ee aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (ONLF). Taas oo lagusoo bandhigay riwaayadii lawada sugayey ee Damane Yaa Wax Usheega oo ay soo diyaariyeen uruka OYN San Diego. Waxayna ka tarjumaysaa gumaysiga iyo xasuuqa ay Ethiopia ku hayso shacabka Soomaaliyeed ee Ogadaniya. Waxaa Ruwaayadan ka soo qayb galay dadwayne aad ufarabadan, dadka waxaa aad u cajabiyay qaabka tafatiran ee loosoo agaasimay munaasabadan iyo waliba sida qurxoon ee ay Riwaayadu udhacday.

Waxayna noqotay mid dadka qiiro galisay isla makaana ka qoslisay, oo waxa ay halkaa kala kulmeen ayaa ku noqday lama filaan. Waxaa wacdaro kadhigay goobtaas fanaanka da'ada yare ee gobanimadoonka ah Gulled Axmed iyo fanaanka rugcadaaga ah Abdikarim Karwal. Waxaa iyaguna wacdaro intaa la'eg kadhigay jilaayaasha riwaayada Amal ugas (fanaanad/jilaa), xukun (fanaan/jilaa), Abdirahman Sheikh (abwaan/jilaa), fuad (abwaankii riwaayada), Hodan ugas, Fawsia A. Caamir, Abdirahman KJ, Abdirahman Hollywood. Hadaba waxay Jaaliyadda reer Ogadeniya ee San Diego u hawlantahay siiwadida garab istaaga halganka dheer ee reer Ogadenia kula jiraan Gumeysiga Ethiopia. Waxayna rajaynayaan inay Jaliyaddaha kale ee reer Ogadeniya meel kasta oo ay joogaanba isgarab taagaan halganka gacmahana isqabsadaan. Abdirahman "Hollywood" oo ah Gudomiyaha Ururka isku xidhka Dhalinyarada Ogadenia (OYN) San Diego isla markaan ah jilaa kamid ah jilaayaasha Riwaayad ayaa yidhi "Waxaynu gumesiga iska dulqaadi karnaa inaga oo sifiican uraacna qaadanana mabaadiida iyo hal kudhigyada JWXO oo ah midnimo iyo iskutashi, tayo iyo mitid, guul iyo gabanimo" isga oo hadalkii sii wata ayuu yidhi "yeeynaa ka sugin inay cidkale inoo xoreyso dalkeena, ciidii xoreyn lahaydna waa inaga waajib ayaana inaga wada saaran". Hadaba riwaayadan ayaa la rajeenaayaa inay si dagdag ah usoo baxdo hadii alle idmo hamoogaanina.

Wixii fikrad ama talo iyo tusaale ah ee aad u soo jeedinayso Jaaliyadda reer Ogadeniya ee San Diego fadlan kala xiriir

Email: Dantaguud@gmail.com

Hanqadh

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali