Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa Dhalin yarada reer Ogadenia ee Europa la Ogaysiinayaa in la qaban doono Shirweynihii mudooyinkanba aadka loo wada sugayay ee ku saabsanaa Dhameystirka Ururka Cusub iyo Ku dhawaaqistiisa.
( Ururka Dhalin yarada Ogadenia ee Europa) kaas oo socon doona mudo laba maalmood ah(jimco iyo sabti).
Hadaba shirkan oo ay ka soo qayb gali doonaan inta badan Dhalinyarada Wadamada reer Europa sida:
Norwey-Finland-Denmark-UK-Swizerland-Holland-Germaney –Austaria Frenca iyo Italy.
Ayaa waxaa marti galiyay oo lagu Qaban doonaa wadanka Sweden.
Shirkan waxaa ka soo Qeyb gali doono: Mas uuliyiin JWXO ah, Aqoon yahano isugu jira Rag iyo Dumar, Siyaasiyiin Reer Galbeed ah, Culumo waaweyn, Odayaal iyo Dhalin yaro iyo Fanaaniin Caan ah, ama Aanba idhaahdo Dhamaan Bulshada Qeybaheeda kala duwan.
Taariikhda: 30 - 31 May 2008
Goobta : Folk huset (Guriga umada) Rinkeby torget-stockholm
Saacada: 10.00am-10.00 pm
Wixii Warbixin ah kala xariir Howlwadeenada shirka:
Telfn: +46-762448509
Telfn: +46-704786871
Email: ogadensfswe@gmail.com ama ogadensf@hotmail.com