BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Faahfaahin Xaalada Jigjiga iyo Xubna laga qaadayo Barlamaanimada Oo Uu Ka Mid Yihiin {Hure Cabdi Cabdulaahi iyo Cabdulaahi Qaloonbi}.

walaal waxaa xalay laga xidhay xaafada [jaraaqato] ee magaaladan jijiga gabadh la sheegay in la odhan jiray {maadh} oon la naloo dhamaystirin magaceeda laakiin lageeyay xabsiga degmada.

Dhanka kale waxaa jirtay dad socoto aha oo gaadhi lagala dagay dadkan oo aanan tiradooda wada hayn ayaa waxa naloo xaqiijiyay in markii ay ka dageen gaadhiga la wada qabtay dhamaantood lana kaxaystay iyadoon la garanayn meesha la geeyay.

Dhanka kale maalmahan kililku waxa uu wali ku jiraa jahawareerkiisii warar kasoo baxaya ilo kudhawdhaw Ina Iley waxay sheegayaan in la diyaarshay in {15} nin oo kamida baarlamaan kushega d/q aha ee k/5 in laga qaado kaarka baarlamaanimada lana xidho kuwaas oo ay kamidyihiin [6] kasoo jeeda g/fiiq[nogob] waxaana kamida {Hure Cabdi Cabdulaahi iyo Cabdulaahi Qaloonbi}oo labaduba kasoo jeeda m/sagag.

Dhanka iyo baabuurtii lahaystay waayadan oo ay dadkii lahaa u dacwoonayeen in loo soo celiyo rarkoodi iyo baabuurtoodi oo ay u saarnaayeen raashinkii ay ugu talagaleen bisha barakaysan ee Ramadaan waxa war cad lagu yidhi iska taga yaan la idin xidhxidhine ama yaydan dantiina kuseeghina ma jirto habayaraatee wax la idin sii daynhayaaaye dadkan waxa ka mida ganacsade la yidhaahdo C/yare Shariif oo la sheegay in gaadhigiisa uu saarnaa rar dhan{200.000}oo kun birr o uu uwaday bakhaaradiisii Magaalada Dh/buur uguna talagalay soonka soo galayay nasiib daro waa lahayaa.

 

Hanqadh

Jigjiga

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali