BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wiilashii laga soo qabqabtay xasuuqii Qabridahare ee ku xidhnaa JigJiga oo maxkamad ku sheeg xukuntay.

Wiilashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa 6 ayaa isugu jira kuwa dhaawacyo xunxun loogu gaystay jeelka oo cudurana u dheeryihiin iyo kuwa lagusoo laxaad tiray xasuuqii lagu soo qabqabtay.

Wiilasha ayaa waxa lagu wada xukumay min 25 sano oo jeela oo ay ku xidhnaan doonaan Ethiopiyada kore iyo meeshii la geeyay Mahdi Ayuub.

waxa kale oo loo sheegay hadii ay bixiyaan lacag dhan min 1200 oo birr in loo ogolaan doono ineey racfaan ka qaataan in meel kale lagu xidho laakiin ay lacagtan ku bixiyaan mudo dhan usbuuc.

Hadaba wiilasha ayaa ah kuwa aan haysan ehelo dhaqaale leh oo caawisa ama ka bixisa lacagta marka waxeey qaylo dhaan u dirsanayaan dhamaan shacabka reer Ogadenya ee jooga dibadaha gaar ahaan jaaliyadaha ineey ka badbaadiyaan masaafiriska waayo inta ay dadkooda ku dhex xiranyihiin waa dad nool oo laga warhayo laakiin marka la geeyo amxaaro dhexdeed weey u dhamaanaysaa.

Marka fadlan waxa lagu boorinayaa dhamaan jaaliyadaha Ogadenya ineey si dhaqsa ah ugu gurmadaan dulmanayaashaas gacanta cadowga ku jira una badbaadiyaan inta la badbaadn karo iyagoo kaashanaya shacabka reer ogadenya ee qurba joogt ah.

 

Hanqadh

Jigjiga

 

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali