BBC somali 11:00

BBC somali 18:00

BBC somali 14:00

Radio Xoriyo

OTHER LINKS

African News Papers

Arab News

Daily Nation Of Kenya

East African Standard

SOMALI LINKS

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafladii sanad guurada 24aad ee aasaasitaankii JWXO oo lagu qabtay Copenhagen wadanka Denmark. 
 
 
 23 August Copenhagen,  ayaa waxaa xaflad aad loo soo agaasimay ay ka dhacday magaalda Copenhagen ee wadanka Denmark. Xafladan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadwayne aad u tiro badan oo isugu jira madax ka tirsan ururka JWXO, xubnaha Jaaliyada Denmark, hooyooyinka Denmark, ururka dhalinyarada, culuma’udin & caruur aad u tiro badan oo u dhalatay Somalida Ogadeniya. 

Xafladan ayaa waxaa lagu furay aayado quraaahn ah waxaana sheikh Ibrahim uu ka soo jeediyay waci diini ah oo ka hadlaya dadka in ay waajib ku tahay in ay sharaftooda & karaamadooda difaacdaan. 

Sidii caadad u ahayd waxaa shirkii lagu furay oo loo istaagay hiistii calanka Somalida Ogadeniya oo ay dadkii xafladaas ka soo qaybgalay ay aad uugu farxsanaayeen. 

Waxaa  khudbad xog waran ka soo jeediyay gudoomiya Jaaliyad (Unugta) Denmark Xasan Macalin. Gudoomiyuhu waxa ka hadlays xaflada sanad guurada 24aad ee ka soo wareegtay aasaasintaakii jabhada wadaniga xorynta Ogdaeniya & wax qabadkii Jaaliyada Denmark ee sanadkii hore.  waxa kale oo uu gudooniyahu ka hadlay qorshe sanadeedka Jaaaliya Denmark ee sanadka soo socda. 

Waxaa kale halkaas ka hadlay marwo Sahra Wali .C oo matalaysay hooyooyinka Denmark ayaa waxay  soo jeedisay khudbad aad u xiiso badanayd oo guubaabo u badnayd. 

Waxaa ku xigay oo isna taariikhdii JWXO ku nuuxnuusaday halgame Gamadiid Cabdi oo si aad u qoto dheer uuga soo sheekeeyay halgankii ay umadda Soomalida Ogadeniya ay la soo gashay gumaysiga Itoobiya laga soo bilaabo halgankii Axmed guray & hadda oo ay halganka hubaysan ee gumaysiga Itobiya lagula jiro ay JWXO hogaaminayso. Wax uu Gamadiid intaa ku daray taariikhda oo si blaadhan uuga waramay taariikhda  jabhada wadaniga xorynta Ogadeniya.Genanku waxa uu fariin mahadclin & tahniyad uuga uuga  siday kalfadhiigii 4aad ee golaha dhexe ee jabhada wadniga xoraynta Ogadeniya.

Waxaa dhinaca kale oo khudbad aad u dheer oo xiiso badnayd ka soo jeediyay G/ Cabdullahi Mukhtra. Generalku waxa uu ka hadlay marxalada uu manta halganku marayo iyo waxyaabaha aynu higsanayo mustaqbalka waxa  kale oo uu intaas raaciyay gubaabo oo u soo jeediyay dadwaynha Somalida Ogadeniya, dad waynihii ka soo qaybgalya xafladaas  aad ayay uugu riyaaqeen. 

Waxaa gabay cajiib ah oo aad & aad u qiiro u leh ka tirsay Maarmo Kiin oo dadywaynihii shucuurtoodii ki cisay. 

Waxa noo suurtagashay in ay dadwaynihii xafladaas isugu yimid ay daawadeen cajalad maqal & muuqaal isugu jirata oo uu soo duubay abwaan Axmed Skeekh Cali (Heelaale). 

Kadibna waxaa riwaayad cajiib ah soo bandigay ururka Dhalin yarada Ogadeniya ee Denmark, halkaas oo ay ku soo bandhigeen majaajilo ka turjumaysa xaalda ay dadka reer Oganiya ay ku noo yihiin wakhtigan xaadirka ah, heeso wadani ah & dhaantooyinkii hidaha & dhaqnka ee uu caanka  wadankeenu ku ahaa, halkaas oo ay dadwaynihii ka soo qaybgalay si fiican ay uugu dhaanteeyeen. 

Xafladii waxay ku dhamatay si guul ah oo ay dadwaynihii  ka soo qaybgaleen aad ay ugu qancasanaayeen.

NB: Sairada dib ayaan kasoo galin doonaa insha alaah

Hanqadh

 

Maqaalada/Articles

A fool’s quest for the truth By Hibaq Dualeh

Stupidity or ignorance; what motivates Abdullahi Gariiles’ lies? By Hibaq Dualeh

authorAn Advice for Revolutionary Ogadenis By Dr Shamsaddin Megalommatis

WAR CRIMES AND CRIMES AGAINST HUMANITY IN OGADENIA . By Ahmed Shiine

The Betrayal of Abdullahi Gariile and his Crooked Objectives. By Fahmo Abdullahi

A Genocide We Can Stop, Ogaden. By Ahmed Ali