Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
waxaa dhamaan dadwaynaha sharafta leh ee soomaalida ogadenya iyo guud ahaanba inta jecel xoriyada ogadenya la ogaysiinayaa in maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu kubeegantahay30/08/08 in koonfurgalbeedka London -uk lagu qabandoono xaflad qaali ah oo lagu xusayo sanad guuradii 24aad e kasoo wareegtay aas aaskii JWXO xafladaas ayaa waxaa khudbado kasoo jeedin doona madax sar sare oo katirsan JWXO&aqoonyahano ogadenya udhashay sidoo kale waxaa lagusoo bandhigi doonaa films katurjumayaa xaalada ogadenya dhanwalba oo ogadenya laga keenay sidookale waxaa madadaalo halgameed diyaar la ah fanaaniin& abwaano sumacad kuleh bulshowaynta soomaaliyeed oo uu horkacayo halyayga halgamaagii abwaan M.axmed omar Jaangoo& fanaanada codkla dahabiga ah leh xaawo luul sidoo kale abwaan jaango Iyo kooxdiisii hidaha ayaa dhaantooyin aan horay loo arag soo bandhigi doona hadaba waxaan marlabaad idinka codsanaynaa inaad xafladaan qaaliga ah ee loogu magacdaray Aduunyadaa hana qaaday habeenkaan kulahaa
Addres;2thessalyRoad
thessaly community
off wonsworth Road
project yvonne carr centre
SW8 4Ht
Bettercea south west
Contact numbers;
07846484733
07951291784
07940777288
E-mail;golhawlay@yahoo.com
Midnimo Mintid Isku tashi= Guul&gobanimo